HomeAll newsDhageyso:Casharada 27,28,29 iyo 30″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Dhageyso:Casharada 27,28,29 iyo 30″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota,Halkaana waxaan idin kugu soo gudbinaynaa Casharada 27,28,29 iyo 30″Aad.

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 27″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 28″aad suwar Minxayaati taabiciin

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 29″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 30″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular