HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Wareystay Abu Muscab.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Wareystay Abu Muscab.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-haabinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhiim ah oo ay markaa haboon tahay ka hadalkiisa.

Todobaadkan waxaa lagu lafa guray weerarada kusii laba jibaarmay dowladda Kenya iyo arrimo kale oo cilaaqo la leh, waxaana martida ka qeyb gashay kamid ah:- Sh/ C/Casiis Abuu Muscab.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 02-06-2017

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular