HomeAll newsAlshabaab oo soo bandhigay Gawaari ay ku qabsadeen Dagaalkii Laanta...

Alshabaab oo soo bandhigay Gawaari ay ku qabsadeen Dagaalkii Laanta Buurr.(Sawiro iyo Dhageysi)

Xarakada Mujaahdiinta Alshabaab ayaa soo bandhigta hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii xalay ka dhacay dhacay deegaanka laanta buuro ee Gobalka shabeelaha hoose.

gaadiidkaas ayaa u badan nooca geereeya ee soomaalidu cabdi bile u taqaan laguna rakibo qoryaha waa weyn ee dagaaalka.

hubka wuxuu u badan yahay gentaalaha garbaha laga geno kaasoo markii hore loo qorsheeyay in lagu laayo mujaahidiinta.

Saakay Mujaahidiintu waxay sheegeen in dagaalka ay ku dileen 73 ka mid ahaa askarta Dowladda federaalka ah .

afhayeenka dhanka ciidamada ee xarakada Mujaahidiinta Alshabaab  Sheekh Cabdi-caziiz Abuu muscab ayaa tilmaamaya in askartii goobta ku sugnayd badanakood ay laayeen.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIYGA SHEEKH ABUU MUSCAB

Hoos Ka Daawo Sawirada

 

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

15

16

17

18

19

20

21

22

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular