HomeAll newsMaxaa astaamo u ah dal madax banaan?(Maqal)

Maxaa astaamo u ah dal madax banaan?(Maqal)

micMadaxda Dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul gobaleedyadu waxay ku doodaan in Soomaaliya ay xortahay halka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo dadka kale ee Soomaaliyeed kana caafimaad qaba shisheeye raacnimadu si cad u sheegaan in dalka la haysto.

Aqoon yahan Cabdulaahi Cali Hiirad oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah Alfurqaan ayaa ka hadlay astaamaha lagu garan karo wadan xor ah amaba madax banaan.

Wuxuu soo hadal qaaday xaduudaha iyo xaafadaha qabiilka ee laga dhaxlay federaalka asigoo soomaalidana talo u jeediyay.

Su’aalaha la weydiiyay ee uu ka jawaabay waxaa ka mid ah waxa maamulada shisheeyaha ku daaban ee soomaaliya ka jiraa u yeelan waayeen mowquf cad oo muuqda ama hadaf cad oo siyaasi ah taa badelkeedana hadba shisheeyaha u daba joogaan.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Hiirad 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular