HomeAll newsDhagayso:Shacabka Shabeelaha Hoose oo Ka Hadlay Weerarkii Daara-salaam.

Dhagayso:Shacabka Shabeelaha Hoose oo Ka Hadlay Weerarkii Daara-salaam.

Xili Ciidamada Maraykanka dhawaan ay ku fashilmeen duulaan ay kusoo qaadeen deegaanka Daara salaam islamarkaana looga dilay askari ayaa weerarkaasi waxaa ka hadlay qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka ay wax ka dhaceen ee Shabeelaha Hoose.

Iyagoo la hadlayay idaacada Alfurqaan ayay sheegeen inay ku faraxsanyihiin qasaaraha soo gaaray ciidamada Maraykanka oo duulaan gardaro ah ku argagax galinaya shacabka heysta ammaanka.

Waxay sheegeen in Maraykanka uu horay ugu jabay Ciraaq iyo Afgaanistaan haatana uu ku jabi doono Soomaaliya sida uu ugu jabay sagaashameeyadii.

Dadka La hadlay Idaacadda Ayaa shacabka  ugu baaqay inay isgarab istaagaan Mujaahidiinta oo naf iyo maal ku bixiyaan jihaadka.

Dhagayso Aragtida Shacabka Shabeelaha Hoose.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Asc Idaacadda Islaamiga ee Alfurqaan.
    Wllyaal Allaha idinka Ajar siiyo Camalka wngsn ee aad noo heyaaan.
    Waxaa cillad yara ka jirtaa maqaallada aad soo dhigteen, oo isugu jira warar iyo wareysiyo intaba, gadaal bal u fiiriya insha allah, si aan ula socono wararka idaacadda MHDSNDN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular