HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu lafa guraa mawaadiic muhiim ah, gaar ahaan kuwa munaasab ku ah waqtigooda.

Todobaadkan waxaa lagu lafa gura  digniintii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u jeedisay dalladaha iyo ururada dalka keenay manaahijta wax barashada reer galbeedka iyo manhaj cusub oo uu soo saaray xafiiska barbaarinta iyo tacliinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular