HomeAll newsDeg-deg: Ciidamada itoobiya oo ka cararay Ceelbuur.

Deg-deg: Ciidamada itoobiya oo ka cararay Ceelbuur.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud wuxuu sheegayaa in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen gebi ahaanba magaalada Ceelbuur ee wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka.

CIidamada Itoobiya oo wata gawaarida dagaalka ayaa ka cararay magaalada Ceelbuur, waxaana magaalada gudaha u galay ciidamo katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dadka magaalada Ceelbuur ee saddex sano ka maqnaa magaaladooda ayaa haadda kusii qulqulaya magaalada Ceelbuur.

Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Alxamdulillah wlhi aad & aad ayaan ugu faraxsanahy waana fadliga Allah rabbi hano siyaadsho futuuxaadka ayaan leeyahay Allahuma Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular