Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin Tarjumaada fariin katimid Askari Maxbuus Kenyaati ah oo ku jira gacanta Alshabaab,Warbixin aynny ka diyaarinay socdaal aynu ku gaarnay Magaalada Ceelcade ee Gobalka Gedo iyo Qodobo kale.