HomeAll newsSawirro: Beesha Xawaadle oo Suldaan cusub ku caleema saartay Jubbooyinka.

Sawirro: Beesha Xawaadle oo Suldaan cusub ku caleema saartay Jubbooyinka.

Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen waxgarad, Odoyaal, mas’uuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka dhacday deegaan katirsan Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka.

Xafladan oo ahayd mid cajiib ah waxaa suldaan cusub ku yeelanayay Beesha Xawaadle ee degta wilaayada Jubbooyinka.

 



 

 


 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular