HomeAll newsSawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan oo gurmad la gaartay deegaanno hoosyimaada Qoryooley.

Sawirro: Jamciyadda Al-Ixsaan oo gurmad la gaartay deegaanno hoosyimaada Qoryooley.

Howlaha Gurmadka ee ay wado Jamciyadda kheyriga ee Al-Ixsaan ayaa gaaray deegaanno dhaca duleedka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose.

deegaanka Doon-buraale wuxuu hoosyimaada Qoryoolay, waxaana dhawaan gurmad ballaaran ka qeybiyay Jamciyadda Al-Ixsaan.

Dadka Raashiinka loo qeybiyay waxay cadadoodu gaareysaa 210 Ruux, waxaana ay ahaayeen kuwa u baahi qaba gurmadka loo sameeyay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular