HomeAll newsXiisad Colaadeed oo Kataagan Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Xiisad Colaadeed oo Kataagan Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Xiisad colaadeed oo udhaxeysa malleeshiyo hubeysan iyo maamulka degmada Jalalaqsi ee hoostaga kan la baxay Hirshabeelle, ayaa ka tagaan degmadaasi.

Malleeshiyaadkan ayaa dhaliilsan maamulka degmada, waxayna ku heystaan arrimo ay kamid yihiin duminta guri uu degan yahay gudoomiyihii horee degmada iyo lacag madax furasho ah oo ay sheegeen in gudoomiyaha degmada ee xilligan ninkan lagu magacaabo Nuur dheere ka qaatay, dad uxirnaa.

Malleeshiyaadkan iyo ciidanka maamulka ayaa isku horfadhiya qeybo kamid ah magaaalada, Waddooyin uxirnaa maamulka ayaa la sheegay iney fureen malleeshiyaadkan, waxayna wataan gaadiidka dagaalka.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular