HomeAll newsDowro Diini ah oo Loo Qabtay Dadka Ka Shaqeeya Dhismaha ee Ku...

Dowro Diini ah oo Loo Qabtay Dadka Ka Shaqeeya Dhismaha ee Ku sugan Jilib.

Maktabka dacwada ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe ayaa dowro uqabtay dadka ka shaqeeya dhismayaasha ee ku dhaqan degmada Jilib.

Dowradaan oo maalmo socotay ayaa waxa ay dadkaa ka shaqeeya dhismayaasha ku qaateen duruus kala duwan.

Waxaa duruuska ay qaateen kamid ah barashada towxiidka, ilaalinta salaadaha iyo gudashada amaanada, sheekh Jaamac C/Salaam ayaana la dardaarmay dadka dowrada loosoo xiray.

Intaasi kadib dadka dowrada loosoo xiray ayaa ka hadlay cashirrada ay qaateen iyo waxyaabaha ay faa’iideen.

Halkan kala deg

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular