HomeAll newsFaafaahin Laga Heleyo Dagaallo Hab Qabiil u Abaabulan Oo Ka Dhacay Mudug.

Faafaahin Laga Heleyo Dagaallo Hab Qabiil u Abaabulan Oo Ka Dhacay Mudug.

Faahfaahin ayaa laga helayaa dagaal maalintii shalay ka dhacay, degaanno katirsan gobolka Mudug, deegaannada lagu dagaallamay ayaa hoostaga degmada Towfiiq.

Dagaalkan oo halkaasi kasocday maalimihii lasoo dhaafay, ayaa udhaxeeyo labo malleeshiyo beeleed, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac badan, isagoo sababay barakac ay sameeynayaan dadkii deganaa aggaa dagaalku ka socdo.

13 qof ayaa la sheegay iney gaartay tirada dhimashada, halka dhaawacyaduna ay kor udhaafayaan illaa 27 qof.

Halkan ka dhagayso Tafaasiil.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular