HomeAll newsJamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin oo ku Dhawaad 30 Askari ku Dishay...

Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin oo ku Dhawaad 30 Askari ku Dishay Weeraro ka Dhacay Burkinafaso.

Wararka ka imaanaya dalka Burkinafaso ee dhaca Saxaraha iyo Saaxilka Africa ayaa ku waramaya, in Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ay weeraro isugu jira kuwa cagmarin ah iyo qaraxyo la beegsatay askar katirsan xukuumadda dalkaas, kuwaas oo lagu dilay ku dhawaad 30 askari.

Weerarka koowaad oo ahaa mid cagmarin ah ayay Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal Muslimiin ku qaadeen xero ay askarta xukuumadda Burkinafaaso ku leeyihiin magaalada Haawriima ee guda dalkaas.

War kasoo baxay Jamaacada islamarkaana baahisay Mu’assasada Az-Zallaaqah ayaa lagu sheegay, in weerarkaan lagu dilay ugu yaraan 21 askari oo katirsan xukuumadda Burkinafaso.

Waxaa intaa dheer oo ay Mujaahidiintu weerarkaan kusoo furteen 20 qori oo AK-47 ah, 4 Mooto iyo agabyo kale oo millataari, kuwaas oo ay xerada uga carareen askarta la weeraray.

Weerar kale oo cagmarin ah ayay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee ka jihaada Mandiqadda ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla magaalada Balga ee gudaha dalka Burkinafaso.

Weeraarkaan labaad waxay Mujaahidiintu ku dileen ugu yaraan 6 kamid ah askartaa xukuumadda Burkinafaso, iyadoo sidoo kale lagu soo furtay 3 qori oo AK-47 ah iyo agabyo kale.

Sidoo kale waxay Mujaahidiintu fuliyeen weeraro qaraxyo ah oo lala beegsaday mooto ay lasocdeen askarta xukuumadda Burkinafaso, iyo ciidamo lugeynayay.

2 Qarax ayay Mujaahidiintu la beegsadeen askar katirsan xukuumadda oo ku lugeynayay magaaalada Jiibu ee gobalka Suum ee ku yaalla dalka Burkinafaso.

Qaraxa koowaad ayaa waxaa ciidamada lagula beegsaday gudaha magaalada, halka kan labaaadna uu ka dhacay duleedkeeda, waxaana ka dhashay khasaare naf iyo maalba oo soo gaaray askarta la qarxiyay.

Weerar kale oo qarax ah ayaa askarta xukuumadda Burkinafaso lagula beegsaday duleedka degaanka Titu ee katirsan dalka Burkinafaso, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.

Mooto ay saarnaayeen askarta ayuu qaraxu haleelay, taaas oo gabi ahaanba burburtay, iyadoona ay ku dhinteen dhammaaan askartii saarneyd mootada.

Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa mudooyinkii lasoo djaaafay dardar galisay weeraradeeda Jihaadiga ah ee ay ka fulineyso goballada dhaca mandiqadda Saxaraha iyo Saaxilka Africa, kuwaas oo ka dhan ah askarta xukuumadahaas iyo Maleeshiyaadka Murtazaqada Ruushka ee Fagnar.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular