HomeAll newsSAWIRRO: Kuunyo Barrow oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday.

SAWIRRO: Kuunyo Barrow oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday.

Magaalada Kuunyobarrow ee wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa waxaa maanta lagu oogay salaada Ciida iyadoo musallaha magaalada ay soo xaadireen dad badan oo kumannaan ah.

Khudbadda ciida waxaa looga hadlay arrimo waaqici ah oo ay kamid tahay arrinta Falastiin iyo gumaadka daran ee ay Yahuudu ku hayaan Muslimiinta ku nool Qaza.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular