HomeUncategorizedMaxaa Ka Jira In Itoobiya Ay Ku Biireyso EAC oo Ay Dhawaan...

Maxaa Ka Jira In Itoobiya Ay Ku Biireyso EAC oo Ay Dhawaan DF Ku Biirtay?.

Dowladda Itoobiya ayaa xeelad walba u adeegsanaysa sidii ay ku qabsan lahayd Badda Soomaaliya oo ay muddo qarniyo ah ku taameysay iney mar uun saldhigato islamarkaana noqoto awooda diineed ee reergalbeedka ku matasha geeska iyo bariga Afrika.

Peninah Malonza oo ah xoghayaha guud ee ururka la baxay Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa sheegtay in Itoobiya ay dhawaan kusoo biiri doonto ururka oo ay u aragto inuu muhiimad weyn u leeyahay xilligan.

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegayaa in sannadkii ugu dambeeyay ay billowday ololaha ku biiritaanka ururka, halka dadaalkii ugu dambeeyay ku bixineyso sidii ay ugu soo biiri lahayd ururka oo

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular