HomeAll newsKu Dhawaad 40 Askari oo Lagu Dilay Weeraro ka Dhacay Dalalka Burkinafaso...

Ku Dhawaad 40 Askari oo Lagu Dilay Weeraro ka Dhacay Dalalka Burkinafaso & Baniin.

Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee ka jihaada Mandiqadda Saxaraha iyo Saaxilka Africa ayaa mar kale fuliyay weeraro ay dhiig badani ku daateen kuwaas oo ka dhacay dalalka Baniin iyo Burkinafaso.

Weerarka koowaad oo ka dhacay dalka Burkinafaso ayaa waxaa lagu dilay tobannaan askari oo katirsan xukuumadda dalkaas, kuwaas oo dhaq dhaqaaqyo ka waday qeybo kamid ah dalka.

Weerar ka hortag ah oo ay fuiyeen Mujaahidiinta Jamaacada Nusraul Islaam Wal Muslimiin ayaa waxa uu ka dhacay degaanka Koorko ee dhaca wilaayada Kaaya ee dalka Burkinafaso.

War kasoo baxay Mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in weerarkaan lagu dilay ugu yaraaan 30 askari oo katirsan xukuumadda Burkinafaso, kuwaas oo qeyb ka ahaa askarta duullaanka soo qaaday.

Waxaa intaa dheer oo ay Mujaahidiintu weerarkaan kusoo furteen 4 qori oo BKM ah, 4 RPG-ah, 18 qori oo AK-47 ah, 14 Mooto oo ay wateen askarta iyo agabyo kale.

Ciidamada Mujaahidiinta Jamaacada Nusraul Islaam Wal Muslimiin ayaa weerarkaan ku gubay tiro gaadiidka gaashaaman ah iyo in ka badan 30 mooto oo ay wateen askarta xukuumadda Burikanafaso.

Sawirro ay baahisay Mu’assasada Az-Zallaaqah oo ah garabka warbaaahineed ee Mujaahidiinta ayaa lagu arki karaa Meydadka qaar kamid ah askarta xukuumadda Burkianafaso ee lagu laayay weerarka.

Sidoo kale waxaa sawirrada ka muuqanaya tobannaan mootooyin ah oo basbeelay, iyo hubkii ay Mujaahidiintu soo furteen.

Weerarka labaad ayay Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ka fuliyeen gudaha dalka Baniin ee isana dhaca galbeedka qaaradda Africa.

Weerarkaan ayaaa lala beegsaday xarun ciidan oo ay ku sugnaayeen askarta Biniin oo ku taalla Mandiqadda Moscow ee gudaha dalkaas.

Ugu yaraan 5 askari ayaa lagu dilay weerarkaan, halka ay Mujaahidiintu kusoo furteen 2 qori oo AK-47 ah, iyo mooto xerada utiilay askarta la weeraray.

Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa dardar galisay Camaliyaadkeeda Jihaadiga ah ee ay ka fulineyso Mandiqadda Saxaraha iyo Saaxilka Africa, kuwaas oo ay ku beegsaneyso askarta xukuumadaha Mandiqadda iyo Maleeshiyaadka Murtazaqada Fagnar ee uu Ruushku tababartay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular