HomeAll newsIDAACADDA AL-FURQAAN: HAMBALYO CIIDUL FITRIL MUBAARAK 1445.

IDAACADDA AL-FURQAAN: HAMBALYO CIIDUL FITRIL MUBAARAK 1445.

Maamulka iyo howlwadeennada Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan waxay Umadda Islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul-fidril Mubaarak.

Waxaan leenahay Umadeena gaar ahaan dhagaystayaasheena dal iyo dibad meel weliba oo ay joogaan
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال..

Waxaan Nafteena iyo tiinaba ku boorineynaa inaan ku dadaalno sidii farxadda maalmaha ciida ay inoola wadaagi lahaayeen dadka danyarta ah ee jooga meel weliba, qof kastana haku dadaalo in ugu yaraan uu ciid siiyo labo ama mid kamid ah caruurta muslimiinta gaar ahaan kuwa Agoomaha.

Nabiga Salla-llaahu Caleyhi Wasallam wuxuu Xadiith ka sugnaaday ku yiri:-

وهل تنصرون وترزقون إلا بضعفائكم!

Ugu dambeyn markale waxaa idin leennahay Ciid mubaarak, Alle acmaashii kheyraadka ahaa ha inaga aqbalo.

Maamulka iyo Howlwadeennada Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan.

01-Shawaal-1445

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular