HomeAll newsDhageyso:DF oo sanam Muqdisho ku yaalla Hareer dhigtay Tabeello lagu qoray magaca...

Dhageyso:DF oo sanam Muqdisho ku yaalla Hareer dhigtay Tabeello lagu qoray magaca Allaah.

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxaa la yaab iyo amakaag ka noqday sanam ku yaalla Muqdisho oo dowladda federaalka ay ak dhigtay magaca Allaah.

Sanamka oo lagu suurad xumeynayo halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa waxaa aktiisa la qotomiyay Tabeele lagu qoray magaca Allaah.

Mid kamid ah dadka Muqdisho oo kasoo muuqday warbaahinta ayaa ka digay cawaaqib xumada diineed ee mustaqbalka ka dhalan karta samanka la hareer dhigay magaca Allaah.

Waxa uu sheegay in arinkaan lagu fasahaadinayo jiilka dhalanaya ee soo koraya iyo kuwa hadda barbaaraya.

Sheekh Cali Katiin oo kamid ah Cullimada diinta islaamka oo wareysi siiyay warbaahinta Alfurqaan ayaa ka hadlay ujeedka laga leeyahay in saman la hareer dhigo magaca Allaah isagoo dadka ku dhaqan Muqdisho usoo jeediyay inay suuliyaan Munkarkaasi.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Sheekh Cali Katiin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular