Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29-09-1445 oo ku beegan 09-04-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.