HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Taariikhda Falastiin (Qeybta 25-aad)

Dhageyso Barnaamijka Taariikhda Falastiin (Qeybta 25-aad)

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij mug weyn oo ka hadlaya taariikhda Falastiin kaasoo ka kooban 25 qeybood kana qeyb galayaan mas’uuliyiin, aqoonyahano iyo culimo.

Barnaamijkan ayaad galab walba kala socon doontaan mareegta www.rnaqlin.somservers.xyz iyo fadhiyada aan baraha bulsahda ku leenahay. Taariikhda Falastiin waa Taariikhda dadka muslimiinta, waana qadiyad towxiid oo qof walba oo muslim ah xiriir la leh.

HOOS KA DEGSO QEYBTA 25-AAD OO AH XALQADII U DAMBEYSAY

Halkan Ka Degso Qeybta 25- Barnaamijka Taariikhda Filastiin

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular