
Barnaamijkan ayaad galab walba kala socon doontaan mareegta www.rnaqlin.somservers.xyz iyo fadhiyada aan baraha bulsahda ku leenahay. Taariikhda Falastiin waa Taariikhda dadka muslimiinta, waana qadiyad towxiid oo qof walba oo muslim ah xiriir la leh.
Halkan Ka Degso Qeybta 18- Barnaamijka Taariikhda Filastiin