Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 14-10-1445 oo waafaqsan 22-04-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.