Jiidda Qaza waxaa maalinkii 198-aad si xiriir ah kaga soconaya dagaallada iyo duqeymaha ay geysanayaan ciidamada Yahuudda.
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dhacay duqeymo bahalnimo ah oo ay ciidamada Yahuudda la beegsadeen ehelkeenna ku sugan Qaza, iyadoo ay sidoo kale dhaceen iska hor-imaadyo dhex maray kooxaha Muqaawamada iyo ciidanka gumeysiga.
Halkaan ka Dhageyso Warbixin Dagaalka qaza oo galay maalinkii 198aad oo xiriir ah