HomeAll newsDaawo Al-Jazeera oo Documentary Ka Sameysay Sayidkii Adoonsiga Necbaa & Daraawiish.

Daawo Al-Jazeera oo Documentary Ka Sameysay Sayidkii Adoonsiga Necbaa & Daraawiish.

Tv-ga Al-Jazeera ayaa maanta baahiyay muuqaal ay kusoo uruuriyeen qodobadii ugu waaweynaa ee Halgankii Daraawiishta iyo taariikhda Sayid Muxamad Cabdulle Xasan.

Muuqaalka ayaa lagu soo bandhigayaa goobihii ay ku dagaalameen Daraawiishtii uu Sayidka Amiirka u ahaa iyo ciidamadii gumesyataasha siiba kuwii Ingiriiska.

Sidoo kale waxaa muuqaalka lagu arkayaa tacaddiyadii uu Ingiriisku u geystay ummadda Soomaaliyeed iyo xadgudubkii uu kusoo galay Soomaaliya.

Waxaan meesha ka marnayn oo filimka lagu soo qaatay wixii Ingiriis ku dhacay iyo fagaarihii barqo cad meydkiisa la waray Richard Corfield oo ay dadka Soomaalidu markaa u yaqaaneen KOOFI ama Koofil.

Halkan Ka Degso Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular