HomeAll newsCaalim Kamid Ah Culimada Muslimiinta oo Goordhaw Geeriyooday.

Caalim Kamid Ah Culimada Muslimiinta oo Goordhaw Geeriyooday.

Sheekh Cabdil Majiid Az-Zandaani oo kamid ah culimada muslimiinta ee caanka ka ahaa caalamka, kana soo jeeda dalka Yemen ayaa goordhow lagu dhawaaqay geeridiisa.

Sheekha ayaa ku tilmaamnaa faafinta diinta Islaamka, difaaca muslimiinta iyo u hiilinta qadaayaatkooda.

Wuxuu sidoo kale kamid ahaa culimadii ka qeybgalay dagaalkii Afqaanistaan lagula galay Midowga Soofiyeet.

Sawirka idin muuqda waa isaga iyo Sheekh Cabdalla Cazzaam oo jooga buuraha Afqaanistaan.

Hoos ka eeg Sawirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular