Wararkaka imaanayo dalka Yeman ayaa kuwaramaya in maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Gacanka cadmeed ku weerareen markab uu leeyahay kayaanka sahyuuniga ah, balse sitay calanka wadanka Liberia kaas oo ay kasoo baxayaan tafaasiild dheeraad ah.
Markabkaan uu leedahay maamulka Yahuuda ayaa xalay laguweeraray Gacanka cadmeed xili uu doonaayay in sidhuumaaleysi ah uu kumaro Gacanka, sida uusheegay Afayeenka xuuthiyiinta Yaman yaxya sariic.
Yaxya asariic oo shirjaraaid oo uu qabtay kusheeciyay in Ciidanka Badda Yemen ay tiro gantaalada Ridadadheer ah ku weerareen markabkaasi, isla-markaana ay u suurtagashay in ay gubaan.
Taliska Dhexe ee Ciidamada Bada ee Mareykanka ayaa maanta sheegay in mid ka mid ah laba gantaal oo nooca ballaastikada ah oo weerarka loo adeegsaday uu haleelay markabka lagaleeyahay dalka maraykanka magaciisana lagusheegay MSC SKY II.
Warxaxaafadeedka soobaxay Taliska maraykanka ayaa laguusheegay inuu jiro burbur soogaaray markabkooda waxayna dafireen khasaarahasoogaaray oo waxay sheegeen in aan shaqaalihii saarnaa waxyeelo aan soogaarin, is lamarkaan uu horay usiiwatay socdaalkiisa.
Shirkadda Amniga Badda ee Britain (Ambrey) ayaa shaacakaqaaday Gantaalka uu kuhabsaday markabkooda waxyeelo u gaystay qaybta la seexdo iyo kunteenarada qaarkood. Shirkada Ambrey ayaana tibaaxady in dab xoogan uu ka kacay markabka gudihiisa.
“Qaraxa ayaa dhaliyay dab ka kacay markabka, waxaana socday dadaalo dab demis ah oo ay sameeyeen shaqaalihii markabka.” ayay ku warantay Ambrey.
Wakaaladda Wararka Reuters ayaa sheegtay in markabka laga leeyahay dalka Switzerland, balse hadalkaas oo umuuqda mid xaqiiqda lagaqarinaayo ayaa waxaa gaashaanka udaruuray Afhayeenka Xuuthiyiinta Yaxya Aasariic ayaa sheegay in ay fahndheeraad ah oo kusaabsan markabkaan ay dib kasoogudbindoonaan.
Marykanka ayaa fadeexo xoogan kalakulmay markii uu iskudayay in uu qariyo markabka waxaan uu sheegay in lagaleeyahay dalka Switzerland.
Waxaahadalkaas kadib soobaxay hadal burinaya midka maraykanka
maadaama aysan bartilmaameed u ahayn xuuthiyiinta maraakiibta kale ee caalamiga ah, marka laga yimaado kuwa is bahaysiga iyo Yahuuda Mareykanka iyo Ingiriiska.
Warkasoobaxay Afyeenka xuuthiyiinta Yaxya Asariic ayaa hanjabaad hawada umarsiyay maraykanka ingiriiska iyo maraakiibta kayaanka sahyuuniga ah.