Tan iyo markii Xasan Sheekh Maxmuud noqday madaxweynaha Dowladda Federaalka waxaa dahcay silsilado weeraro ah oo ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku beegstay saldhgiyada, xarumaha iyo goobaha muhiimka ah ee Dowladda Federaalka.
Dhagayso Weeraradii_ugu_xoogganaa_tan_iyo_markii_uu_yimid Xasan Sheekh