HomeAll newsLabo sano kadib gooddigii Xasan Sheekh, maxay ka dhigantahay in dagaal ka...

Labo sano kadib gooddigii Xasan Sheekh, maxay ka dhigantahay in dagaal ka dhaco duleedka Muqdisho?

Xasan Sheekh Maxmuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa labo sano kahor markii uu noqday madaxweynaha Dowladda Federaalka wuxuu jeediyay hanjabaad ka dhan ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Hadaba Labo sano kadib gooddigii Xasan Sheekh Maxmuud, maxay ka dhigantahay in maanta duleedka Muqdisho ay ku dagallamayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Federaalka?

Dhagayso_Labo_sano_kadib_gooddigii_Xasan_Sheekh_Maxmuud

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular