HomeAll newsDiirada Jimcaha oo Looga hadlay Xaalada Goballada Mudug,Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.

Diirada Jimcaha oo Looga hadlay Xaalada Goballada Mudug,Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.

Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay xaaladahii burburkii dowladdii Siyaad Barre kadib ay soo mareen goballada Mudug,Galgaduud  iyo Shabeellaha Dhexe.

Waxaa marti ku ahaa Waxgarad kasoo jeeda Gobaladaasi.

Barnaamijka todobaadkaan waxaa soo jeedinaya Wariyaheena Maxamed Ciise

Halkan ka dhageyso Diirada Jimcaha 01 03 2024

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular