Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 20-08-1445 oo ku beegan 01-03-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir