Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 28-08-1445 oo ku beegan 09-03-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir