Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo KHamiis ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 26-08-1445 oo waafaqsan 06-03-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.