HomeAll newsDagaallo Khasaare Culus Sababay Oo ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Dagaallo Khasaare Culus Sababay Oo ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Saacadihii lasoo dhaafay dagaallo aad u culus ayaa ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo deegaanno dhaca, kuwaasoo dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo askarta maamulka Jubbaland.

Deegaannada Wiirkooy iyo Baxar-Saaf oo dhaca duleedka Kismaayo ayay ka dheceen dagaallada, waxaana lagu dilay ugu yaraan 19 askari oo katirsan ciidamada maamulka Jubbaland, oo uu kujiro sarkaal taliye urur ahaa.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay xaqiijinayaan in tirada dhaawacyadana ay ka badantahay tan dhimashada, taasoo muujineysa xaddiga uu dagaalku lahaa. Waxaa intaa dheer in dagaalka ay ciidamada Mujaahidiinta kusoo furteen 2 qori oo AK47 ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular