HomeAll newsSh Cali Dheere Oo Si La Yaab Leh Ula Hadlay Ciidamada Dowladda...

Sh Cali Dheere Oo Si La Yaab Leh Ula Hadlay Ciidamada Dowladda Federaalka.

Muuqaal cusub oo uu kasoo muuqanayo Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayuu farriin la yaab leh ugu diray ciidamada Dowladda Federaalka ee ka barbar dagaallamaya ciidamada Shisheeye.

Wuxuu Afhayeenku sheegay iney la gudboontahay ciidankaas iney isaga baxaan safka ay ku jiraan, aduunkoodana ay raacdaan, Aakhiradoodana u shaqeystaan.

Wuxuu yiri ” Naftiina way ka qaalisantahay in lagu iibsado 200 oo dollar ee caqli yeesha”.

Halkan ka daawo.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular