Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 13-08-1445 H, Geesta kalena waa 23-02 2024. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 23 02 2024