Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 14-08-1445 oo ku beegan 24-02-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir