HomeUncategorizedDhageyso: Qaraxyo & Weeraro Khasaare Geystay oo ka Dhacay Sh-hoose, Banaadir &...

Dhageyso: Qaraxyo & Weeraro Khasaare Geystay oo ka Dhacay Sh-hoose, Banaadir & Baay.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta iyo xalay fuliyay weeraro isugu jira qaraxyo, kuwa toos ah iyo mid qorsheysan oo ka dhan ah askarta shisheeye iyo kuwa DF.

Howlgal maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose ayay ciidamada Xarakada Mujaahiidiinta Al-Shabaab ku dileen 2 askari oo katisanaa DF.

Sidoo kale askar katirsan DF ayaa ku dhaawacmay qaraxyo xalay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Halkaan ka Dhageyso Xogta Howlgalladaasi iyo Kuwa Kale

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular