Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 18-08-1445 oo waafaqsan 29-02-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.