Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 17-08-1445 oo waafaqsan 26-02-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
La soco Telegramka Cusub ee Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan: https://t.me/Alfurqaan62