HomeUncategorizedDhageyso: 7 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay...

Dhageyso: 7 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho & Warar Kale.

Saacadihii lasoo dhaafaay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaaa fuliyay weeraro kala duwan oo ka dhan ah askarta DF, kuwaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Habeenkii xalay qarax ka dhacay degaaanka Ceelasha-Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa lala bartilmaameydsaday gaari C/Bile ah oo ay wateen ciidamada DF, kaas oo ku socdaalayay degaankaas.

Weerarkaas qaraxa ah waxaa lagu dilay ugu yaraan 3 askari, halka lagu dhaawacay 4 kale, iyadoona uu burburay gaarigii C/Bilah ahaa ee la qarxiyay.

Sidoo kale ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fuliyay weeraro ka dhan ah askarta oo ka kala dhacay goballada Baay iyo Sh-hoose.

Halkaan ka Dhageyso Howlgalladii Ugu Dambeeyay ee ka Dhacay Dalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular