HomeAll newsMaleeshiyaada RSF oo Geysanaya Xasuuqyo Foolxun & Wadahallo la Filayo in Generallada...

Maleeshiyaada RSF oo Geysanaya Xasuuqyo Foolxun & Wadahallo la Filayo in Generallada Mellatariga ay ku Dhexmaraan Jabuuti.

Dalka Suudaan waxaa wali ka soconaya gaboodfallada fooshaxun ee ay Maleeshiyaadka gurmadka degdegga ah ee uu Imaaraatku maalgaliyo ka geysanayaan gudaha dalkaas.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa qeybo badan oo dalka kamid ah laga soo calaamadeeyay xadgudubyo foolxun oo ay ku kaceen maleeshiyaadkaan diinta iyo dhaqankaba ka arradan.

Geesta kale waxaa la filayaa in dalka Jabuutu uu wadahal ku dhex maro Generallada Mellatariga ee kala ah C/fataax Al-Burhaan iyo Xamdaan Doqlo, kuwaas oo mudada bilooyinka ah ku hardamaya dalka Suudaan.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin heshiska lagu wado inay garaan Xamdaan Doqlo iyo Al-Burhaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular