HomeAll newsDhageyso:90 Jir ka cawday cadaalad darro uu Xasan sheekh kala kulmay.

Dhageyso:90 Jir ka cawday cadaalad darro uu Xasan sheekh kala kulmay.

C/llaahi Cali Faarax (Cunaaye oo ah 90 jir ayaa si qiirad leh kaga hadlay dulmiga iyo cadaalad darada xasan sheekh uu ku hayo dadka soomaaliyeed isagoo qaraabadiisa ugacan galiyay ilaha dhaqaalaha soomaaliya sida  dakada iyo garoonka Muqdisho.

Cabdullaahi Cali oo ah waayeel ayaa sheegay in isaga iyo kumanaan ruux oo kale la dulmiyay kadib markii loo diiday inay ka shaqeystaan dakada Muqdisho.

Madaxweynaha dowladda ayaa ku eedeeyay in dad ehaladiisa ah oo qaraabo la ah uu uxiray dakada Muqdisho.

Dhowr jeer ayuu codsaday inuu la kulmo madaxweynaha balse looma ogolaan.

Qeybaha danbe hadalkiisa ayaa tiriyay tix kooban oo uu ku habaarayo madaxweynaha dowladda Xasan sheekh Maxamuud

Dhageyso 90 Jir ka cabanaya cadaalad darada xasan sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular