HomeAll newsDhageyso: Waa Kuwee Dolwadaha Dagaalka Adag Kula Jira Xijaabka Dumarka Muslimaadka ah,...

Dhageyso: Waa Kuwee Dolwadaha Dagaalka Adag Kula Jira Xijaabka Dumarka Muslimaadka ah, Maxeysa Tahay Sababta ay Ula Colloobeen?.(Warbixin)

Waxaa mudooyinkii lasoo dhaafay sii kordhay naceybka ay dowladaha reer-galbeedka iyo kuwa daba dhilifyada u ah ee ka taliya caalamka Islaamka kula jiraan Shacaa’irta Diinta Islaamka.

Mid kamid ah dagaallada ay gaalada iyo daba dhilifyadooda ku hayaan Islaamka ayaa ah Xijaabka Sharciga ah ee uu Allaah ku waajibiyay dumarka Muslaadka ah.

DF ayaa maalmihii lasoo dhaafay billawday iney qaado tallaabooyinka ay reerpgalbeedku kula dagaallamayaan Xijaabka Sharciga ah, iyadoona beegsaneysa dumarka Xijaaban, geesta kalena la dagaallamaysa ragga ay sunnadu ka muuqato.

Hadaba Maxaan ka ognahay dagaalka ay dowladaha Reer-Galbeedka ku hayaan Xijaabka Sharciga ah, waasa kuwee dowladaha ugu caansan la dagaallanka Xijaabka, arrinkaas oo maalmihii lasoo dhaafay laga hirgaliyay magaalada Muqdisho? ku shageyso Warbixintaan hoose.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin dagaalka ka dhanka ah Xijaabka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular