HomeAll newsDhageyso: General Faransiis ah oo Sheegay in Burburka Maamulka Yahuudda uu soo...

Dhageyso: General Faransiis ah oo Sheegay in Burburka Maamulka Yahuudda uu soo Dhawaaday.(Warbixin)

Janaraal hore oo katirsanaa ciidanka faransiiska ayaa sheegay in ay soo dhawaatay burburka maaamulka gumaysiga Yahuuda ee xooga logu talaalay dhulka ay muslimiinta leeyihiin ee falastiin asagoo ka dhimbil qadanaya waxna ku dhisanaya dhacdoyinka kala duwan ee maalin waliba ka dhacaya qaza tan iyo bilawashadii dagaalka iyo camiliyada duufaanta al-aqsa

Jaraanalkn hada hoolgabka ah ee katirsanaa saraakiisha ciidanka faransiiska laguna magaacaabo aalaan koorfeez ayaa muqaal baraha bulshada aad ogu faafiyay ku sheegay in dhacdooyinka dhibatada logu gaysanaya shacabka iyo dadka reer qaza iyo gudahaan reer falstiin ay tahay bilawga dhamaadka kayaanka sahaayinada ah ee isku magacaabay izraaiil

‘’Gumaadka majsarada iyo isirsifaynta ay yahuudu kawada magalada qaza iyo xata daanta galbeed waxay tilmamaysaa in maamulka kabaxay qawaaniinta biniaadanimo uun wax mustaqbal iyo siiraga ah lahayn ayuu yiri aalaan koorfeez’’

HALKAAN KA DHAGEYSO ARBIXIN JANARAAL CIIDAN_ FARANSIIS AH_OO SHEEGAY DHAMASHIYAHA MAAMULKA.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular