HomeAll newsXasan Sheekh oo Yahuuda U Aqoonsaday Dowlad Dhul Leh.

Xasan Sheekh oo Yahuuda U Aqoonsaday Dowlad Dhul Leh.

Madaxweynaha DF Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa wareysi uu bixiyay ka hor inta aanu kasoo tagin dalka Sucuudiga shaaciyay war ka dhan ah dhulka barakeysan ee Qudus.

Mar wax laga weydiiyay qadiyadda Falastiin ayaa waxa uu sheegay in colaada Qaza ka socota aaney u baahneyn in lagu eego aragti diimeed iyo mid carbeed, balse loo baahay in lagu milicsado aragti bani’aadannimo.

Wuxuu sheegay in dadka reer Falastiin ay xaq u leeyihiin iney noolaadaan Yahuudana ay yihiin dowlad aan la inkiri karin, hadalkan ayuuna si rasmi ah ugu muujiyay in Yahuudu wax la keeyihiin dhulka barakaysan ee Muslimiinta.

Xasan Sheekh ayaa horey dhulka Soomaaligalbeed u aqoonsaday dhul Itoobiya leedahay kadib markii magaalada Jigjiga lagu soo cayaarsiiyay DHAANTO.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular