HomeAll newsKu Biiritaanka EAC Ma Faa'iidaa Mise Waa Khasaaro? (Falanqeyn)

Ku Biiritaanka EAC Ma Faa’iidaa Mise Waa Khasaaro? (Falanqeyn)

DF ayaa Jimcihii dorraad ku biirtay ururka dalladda bulshada bariga Afrika oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaano (EAC) kaasoo ay ku noqoneyso dalkii sideedaad.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Culusow ayaa sheegay in arrintan ay guul u tahay Soomaalida islamarkaana ay ugu jirto fursad dhaqaale oo aan caadi ahayn.

Haddaba waxaan halkan idiinkugu soo gudbineynaa falanqeyn aan ku eegeyno faa’iidada iyo khasaaraha ku jira ku biirista EAC.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular