HomeAll newsDhegeyso:Wilaayada Hiiraan oo Xalisay Khilaaf u dhexeeyay Jufooyin Gaal jecel ka tirsan

Dhegeyso:Wilaayada Hiiraan oo Xalisay Khilaaf u dhexeeyay Jufooyin Gaal jecel ka tirsan

Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa ku guuleysatay in ay Xalliso Khilaaf u dhexeeyay Jufooyin walaalo ah oo ka wada dhashay Beesha Gaal jecel kuwaas oo uu u dhaxeeyay Muran asalkiisi dhul ka kacay.

Kulumo ka dhacay Galbeedka Gobalka Hiiraan oo Wilaayadu hormuud ka ahayd maadaama Jufooyinku ku guuldareysteen in ay arinka si hoose u xalliyaan ayaa ugu dambeyntii laga soo saaray qoraal lagu caddeynayo in Muranka Dhulka go’aan kama dambeys ah laga gaaray.

Munaasabad ka dhacday Gobalka Hiiraan ayaa ugu horeyn laga akhriyay bayaan kulamada laga soo saaray kadibna waxaa goobta ka hadlay Odayaal ka tirsan Jufoobiynka la heshiisiiyay ugaaska Gaal Jecel Ugaas Xuseen ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxamad iyo Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu nabhaan.

Halkaan ka dhegeyso Wilaayada Hiiran oo Muran dhul beereed xallisay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular