Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 10 05-1445, Geesta kalena waa 24 11 2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeediyanaya Haashim Cabdi Naasir
Halkaan ka dhegeyso war Subax 24 11 2023