Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo isniin ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 29-04-1445 oo waafaqsan 12-11-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.